MYBANK MOBILE/INTERNET BANK TERMS & CONDITIONS
Customers shall be responsible for the safe custody and security of the internet/Mobile Banking application on their mobile phones, password (s), or PIN codes to avoid unauthorized usage/access. They should immediately inform Bank for disabling of internet/mobile Banking services in case of loss or theft of mobile phone or in case of any other security breaches. Customers should submit such information ONLY through Tel: and/or e-mail: +252 61 373 7777 and e-mail info@mybank.so.
In order to deliver its mobile/Internet banking services to the clients, MyBank shall use a secure, reliable and compliant technology to the industry standards regarding the same. This includes encryption of customer data, deployment of DR sites, and many other means of making client transactions secure and smooth. But, despite all these efforts, the client understands that this technology can experience some downtimes, hence, MyBank will not be liable for any delays, inconveniences faced by the client during his/her usage of the service.
Transactions initiated through Internet/Mobile Banking application are irrevocable unless the payer and payee collectively agree otherwise; the Bank shall not entertain any request for revocation of transaction or stop payment request for transactions initiated through Internet/Mobile Banking.
When transacting online, the customer is responsible to make sure about the account number and account holder’s name to which he/she is transferring funds before he/she does any transaction.
Customers shall not use the internet/Mobile Banking channel for any illegal activities/purposes.
Customers shall not share their Internet/Mobile banking username and password/PIN with anyone.
MyBank shall do its best to verify all offline transactions taking place on its online banking platform, but the bank is not obliged to call customer (s) back in order to confirm every transaction of that nature.
MyBank has full rights – At any given time – to stop/block any client from using/accessing its mobile/Internet banking. Client (s) have also the right to request deactivation of the service at any given time.
The customer accepts that all Internet/Mobile banking transactions made with his/her username and password/PIN will be binding and the same as the normal transactions made at branches.
The bank shall be at liberty to change/amend its Mobile/Internet banking term and Conditions from time to time.
MyBank will not be held liable if the customer could not receive any goods/services which were paid for through its Internet/Mobile banking system. The payee will be responsible instead.
MyBank, in line with its internal policies, may – from time to time – impose limits on the volume and the number of transactions that clients can do at any given period.
If any disputes arise among the bank and its customer (s), Somalia’s local laws will be applied for dispute resolution with respect to this Internet/Mobile banking terms and conditions.
SHURUUDAHA ADEEGSIGA MYBANK INTERNET/MOBILE BANKING SERVICES
Macmiilku isaga ayaa masuul ka ah in uu ilaashado application-ka Mobile banking-ka ee ku jira teleefankiisa, user-kiisa internet/Mobile banking iyo number-sireedkiisa (MPIN), waxaana uu aqbalayHadii ay dhacdo in cid kale ogaato xogtaas sare ku xusan, macmiilku si dhaqso ah ayuu bankiga u soo war gelinayaa si loo hakiyo adeeggiisa isaga oo warbixinta noocan ah ku soo gudbin kara oo keliya Tel: +252 61 3737777 ama e-mail info@mybank.so.
MyBank, si uu adeegga Internet/Mobile Banking u gaarsiiyo macaamiisha waxa uu adeegsan doonaa technology amnigeedu suganyahay, la isku hallayn karo isla markaana la jaan-qaadaysa technology-ga ay adeegsadaan bankiyada kale (sida adeegsiga encryption ka xogta, DR site iyo siyaalo kale oo badan oo lagu sugayo amniga iyo hab-smi u shaqaynta adeeggan), hase yeeshee, macmiilku waxa uu fahamsanyahay in technology gan cillado ku imaan karaan si kasta oo loogu dadaalo. Sidaas darteed, MyBank looma raacan doono wixii daahitaan, culeys ama sahal-la’aan ah ee macmiilka ka soo waajaha adeeggan xilliyada qaar cillado yimaadaan.
Transaction (s)-ka lagu sameeyo internet/Mobile banking dib looma soo celin karo haddii aanay ku heshiin labada dhinac ee uu dhex maray, bankigana xaq looguma laha in laga dalbado soo celinta ama joojinta transactions-ka noocan ah.
Marka macmiilku ku samaynayo internet/Mobile banking dhaqdhaqaaq maaliyadeed (Transaction), isaga ayaa masuul ka ah iska hubinta magaca/yada iyo akoonka/nada uu lacagta ku shubayo ama ka wareejinayo.
Macmiilku waxa uu aqbalay in aanuu adeegga internet/Mobile banking u isticmaali doonin wax khilaafsan sharciga.
Macmiilku waxa uu aqbalay in uusan xogtiisa internet/Mobile banking cidna la wadaagayn.
MyBank waxa uu ku dadaali doonaa meel-marinta transactions-ka lagu sameeyo internet/Mobile banking ee u baahan faragelinta shaqaalaha bankiga, hase yeeshee bankigu kuma qasbana in uu macmiilka Waco si uu u xaqiijiyo transaction kasta oo habkan ku dhaca.
Bankigu waxa uu xaq u leeyahay in uu adeegan ka joojiyo macmiilka sida macmiilkuba xaq ugu leeyahay in uu iska joojiyo adeegan goortii uu doono.
Macmiilku waxa uu aqbalay in transactions-ka lagu sameeyo internet/Mobile banking iyada oo la adeegsanayo User name-kiisa iyo number-sireedkiisa ay la mid yihiin kuwa caadiga ah ee uu ku sameeyo branchs-ka bankiga uuna si buuxda u aqbalayo.
MyBank waxa uu goorta uu rabo wax ka bedeli karo shuruudaha adeegsiga Internet/Mobile banking isaga oo macaamiishana ku soo wargelin doona arinkaas iyada oo la marayo cinwaannada macmiilku siiyay bankiga.
MyBank masuul kama aha hadii macmiilku heli waayo adeeg ama badeeco uu ku iibsaday adeegga internet/Mobile banking iyada oo macmiilku badeecadaas/adeeggaas u raacan doono goobta uu wax ka iibsaday.
MyBank waxa uu xaq u leeyahay in markii uu doono uu limit ama xadayn ku soo rogo tirada lacagta uu macmiilku ku transact garayn karo iyo tirada transactions-ka loo ogolyahay in uu sameeyo muddo cyiman.
Hadii khilaaf la xiriira adeegani soo kala dhex galo macmiilka iyo bankiga, waxaa lagu kala bixi doonaa shuruucda dalka iyada oo shuruudaha halkan ku taxan la siin doono tixgelin.